Kenya oo Codsi cusub u dirtay Maxkamada ICJ xili Cabdiqawi Axmed la bedelay

Warbaahinta dalka Kenya kuwooda ugu afka dheer ayaa baahiyay in dowlada Kenya mar kale ka codsatay Maxkamada caalamiga ee ICJ in dib loo dhigo dhageysiga dacwada badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Dhageysiga dacwada badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa sadex mar oo hore dib loo dhigay kadib markii dowlada Kenya sidaasi codsatay, lamana … Continue reading Kenya oo Codsi cusub u dirtay Maxkamada ICJ xili Cabdiqawi Axmed la bedelay